Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo la la’yahy kadib markii ay la degtay Doon ay la socdeen

Wararka aan ka heleyno magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in doon ay la socdeen ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya ku degtay meel dhanka bari kaga beegan Xeebta magaalada Marka. Doontan ayaa la sheegay in ay la socdeen saraakiil iyo ciidamo katirsan guutada 14-ka October, waxaana lasoo bad baadiyay 10-askari uu ku jiro taliyihii … Continue reading Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo la la’yahy kadib markii ay la degtay Doon ay la socdeen